Telesom Burco Annual Report 2010
Transcript of Telesom Burco Annual Report 2010
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
1/32
1Telesom Burao annual report 2010
Gogoldhig
Burco waa magaalada labaad ee Soomaaliland waana magaalo madaxda G/Togdheer.Taariikhdu siday werisey saddex jeer ayey gubatey oo laba ka mid ah Ingriis sababteeda lahaawaxaanay hormuud ka ahayd kacdoonadii iyo halgankii gobanimo doonka iyada oo ay ka dhasheen
halyeyo caan noqday oo masuuliyado sare ka qabtay hogaaminta dalka.
Laga bilaabo xilligii xoriyad oo kun siman sannadkii 1980kii waxay xukumi jirtey degmooyin iyodal balaadhan oo hadda ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag imikana in kasta oo laga sii garcoodaydegmooyin dhawr weli waxa hoos yimaada degaan ballaadhan oo leh daaqsin xoolaad. Burburkii iyocolaadahii sokeeye Burco waxay gaadhsiisey dhibaato raadaysey dhinacyo kala duwan oo aan welilaga soo kaban taas oo ragaadisey qayb weyn oo ka mid ahayd waxqabadkii adgeeyada bulshadasida; waxbarashada, rugihii caafimaadka ismarkaasna saamayn weyn ku yeelatay nidaamkii, kaladambayntii iyo haybadii dawladnimo.
Hadaba inkasta ooaan maamuladii dalku u hurin dhaqaale lagu kobciyo noolaynta adeegyada aynu
xusnay hadana dedaalka xilkaska bulshada waxa uu suuro geliyey inuu qabsoomo waxyaabo lataaban karo oo ka muuqda gobolka sida; dhismaha Bridge, Jaamacadda Burco, shirkado ganacsi iyowershado ay ka mid yihiin wersheda Saabuunta, kuwa biyaha safeeya iyo Maslakha Xoolaha.
Dhinaca dhismaha ayaa isbedel weyni ku yimid oo waxaad moodaa inay magaaladu aad ubalaadhanayso oo ay samaysmeen xaafado cusubi sida, New Burco, Jaaliyadda, isla markaasnawaxaa ku soo kordhay saro dhaadheer oo ishu ku dhacayso kuwaas oo bilay bilicda magaalada.
Intaas waxaa dheer gobolka Togdheer waxa uu hodon ka ah dhinaca biyaha, waxaana ku xidhandegaan aad u balaadhan oo daaqsin xoolaad leh waxaana ka feda baxa wadooyin iyo jidad isku xidhaSoomaaliland, Somaliysa iyo Ethiopia oo runtii tixgelin mudan kolka la odorosayo ee la
jaangoynayo arimaha la xidhiidha ganacsiga iyada oo nasiib u yeelatay inay xudun u noqoto SayladaXoolaha oo ah laf-dhabarta dhaqaalaha dalka.
Aminga
Xaalada nabadgelyo ee Burco guud ahaan waa caadi mana jiraan waxyaabo iminka ka taagan
inkasta oo ay jireen dilal is-daba-joogey oo cabsi geliyey bulshada ku nool iyo dagaal dhawaan ka
dhacay bariga-hawka ee gobolka oo dhexmaray laba beelood oo deggan wadaag ku ah aagga
Qorulug iyo Buuhoodle.
Dhinaca ganacsiga bishii carafo waxa jirey dhaqdhaqaaq aad u xoogan oo ku saabsanaa ganacsiga
xoolaha oo ka socdey saylada Burco, hase yeeshee raxmaadka oo yaraa iyo roobkii dayreed oo
seejiyey dhulka intiisa badan waxa ka dhashay abaar cabsi laga qabo dhinaca biyaha.
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
2/32
2Telesom Burao annual report 2010
Hordhac
Telesom
Telesom waxay geeddi ku soo martay jidheer intii aanay soo gaadhin heerka ay maanta maraysowaxa jirtey xilli aan fogeyn oo shaqada, shaqaalaha iyo qalabkuba koobnaa. Xilli goobaha aydeganayd faro-ku-tiris ahaa, maamulka mid laba ahaa tayada iyo tamarta isgaadhsiineedna kolka labarbardhigo maanta ay liidatey.
Gallad Eebbe iyo dedaal dabadii waxay noqotay inay ballaadhato oo bullaasho.Inay buuraha korkooda fanato dhulka baaxdda weyn ee dalka ku yaallana bari iyo galbeed, koonfuriyo waqooyi bogcado tiro badan degaamayso iyada oo ku teedisey qalab si lama filaan ah hormuudka noqday dhinaca isgaadhsiinta.
Kaalinta Telesom Burco
Waxay la kowsatey, la kortay oo la hanaa-qaaday bahweynta ay ka mid tahay iyada oo lagutilmaamo inay kaga jirto kaalinta labaad dhinaca isgaadhsiinta, dhismayaasha, shaqada, shaqaalahaiyo wax-soo-saarka. Shaqaalaha xarunta Burco waxa uu dhan yahay 98, xarumaha hadda kashaqeeyaana waa 17 xarumood waxaana hoos yimaada xarumaha ay ka mid yihiin:
X.saalax, waraabeeye, Yucub-yabooh, shashacade, Madaxweyn, Fadhiweyn iyo G/libaax; Qabyowaxa ah oo dhakhso loo furidoonaa intaan sannadku dhammaan Aroori iyo Sibidhley.
Qorshaha sannadka cusub 2011 ee Burco waxa ku jira in la fuliyo xarumo dhawr ah oo galaysahankii iyo qiimeyntii sannadkan dhammaadka ah, islamarkaasna gobol ahaan waxaanuhigsanaysaa in la sahamiyo goobo cusub oo lagu fidiyo isgaadhsiinta iyada oo lagu salayn doonobaahida-isgaadhsiineed, ganacsi iyo tirada dadweynaha ku nool oo qiimeynta door ku leh.
Hadaba qoraalkan oo ah warbixin sanadeed waxa uu koobayaa wax-qabadkii sannadka 2010 isagaoo wax ka tilmaamya hawlgalkii qaybaha kala duwan ee shirikada sida; farsamada, iibka,
isgaadhsiinta(network), wax-soo-saarka, Zaad service, iyo guud ahaan adeegyada kala duwan eeshirikadu fidiso iyada oo ujeedada laga leeyahayna tahay in dib loo milicsado sannadkii tegey iyowaxa qabsoomay iyo ku talo-galka loogu diyaargarobayo ka soo socda.
Maamulaha Telesom Burco
Maxud X. Ibrahim Maxud
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
3/32
3Telesom Burao annual report 2010
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
4/32
4Telesom Burao annual report 2010
ENGINEERING DEPARTMENT
Waxaanu maamulka halkan ugu soo gudbinaynaa warbixinta Qaybta Farsamada ee Burco,sanadka2010.Warbixintan oo ka kooban Warbixinta farsamada, Waxqabadkii shaqo ee farsamada,
shaqooyinka noo qorshaysan iyo talo soo jiidin.
PSTN:-Switch-yada burco waa 2 Switch, mugooduna waa 10,000 Line.Telefoonada ka shaqaynayaa waa 4094 Line.Telefoonada ka xidhan waa 2989 Line.Telefoonada aan la isticmaalin waa 2917 Line.Telefoono xagga Switch-ka ka cilladaysan waa 2 Line
a) Switch-ka xarunta Jarmalka :- Wuxuu qaadi karaa 7000 Line.Telefoonada ka shaqaynayaa waa 3359 Line.
Switch-ka telefoonada ka xidhan waa 2501 Line.Switch-ka telefoonada aan la isticmaalin waa 1138 Line.Telefoono xagga Switch-ka ka cilladaysan waa 2 Line.Switch-pairgain shaqaynayaa waa 5 xabo.
b) Switch-ka caqaayada:- Wuxuu qaadi karaa 3000 Line.Telefoonada ka shaqaynayaa waa 733 Line.Switch-ka telefoonada ka xidhan waa 488 LineSwitch-ka telefoonada aan la isticmaalin waa 1779 Line.
Switch-pairgain shaqaynayaa waa 2 xabo..
GSMBTS-yada Burco ka shaqeeyaa waa:- 34 BTS.
1. Xarunta Jarmalka waxaa yaal 2 BTS.2. Xarunta Caqaayada waxaa yaal 2 BTS.3. Xarunta Xamarta waxaa yaal 3 BTS4. Xarunta Gaaska waxaa yaal 2 DBS5. Xarunta Dhuurta waxaa yaal 2 BTS6. Xarunta October waxaa yaal 2 BTS7. Xarunta Hodan waxaa yaal 2 BTS8. Xarunta Kenya waxaa yaal 2 BTS9. Xarunta Tuurta waxaa yaal 3 BTS10. Xarunta Madiina waxaa yaal 2 DBS11. Xarunta Fooqa {HQ} waxaa yaal 3 BTS
12.Xarunta Bail waxaa yaal 2 DBS13. Xarunta Gaha` waxaa yaal 2 DBS14. Xarunta Plaza 1 DBS15. Xarunta Guriga Mustafe 1 DBS16. Xarunta Gandahaar 1 DBS17. Xarunta Manhal 2 DBS
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
5/32
5Telesom Burao annual report 2010
Xarumaha BTS yada ee Burco hoos yimaada waa:-X/saalax, Waraabeeye, Yucub-yabooh, Shanshacade, Yiroowe, Madaxweyn, iyo Geedihaan.
MICROWAVEMicrowave ka Burco gudaheeda u kala shaqeeyaa waa 7 Link oo kala ah:-1.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Fooqa {HQ}.2.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Hodan.3.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Caqaayadda.4.Xarunta Caqaayadda iyo Wershedda Ilays.{Saabuunta}.5.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Plaza6.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo Gandahaar7.Xarunta System-ka (Jarmalka) iyo October.
Microwave-ka Burco ku xidhan ee Xarumaha kale waa :-
Yiroowe Link, Gidheys Link , Galooley Link, F/weyn Link iyo Ulasan Link.
Xarumaha signal-ku ka Go`ay ee fadhiistay iyo Kuwa Googo` yeeshay :-
Xarumaha bariga Hargeysa ayuu signal-ku ka go`naa Qayb isugeyn ah 17 :40 Saac .Xarumaha bariga Hargeysa ayuu Signal-ku Googo`sameeyey Qayb ahaan isugeyn ah 4:SaacXarumaha Gudubi ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 115. SaacXarumaha Gudubi ku xidhan ayaa Signal-ku googosameeyay isugayn ah. 5. Saac.Xarumaha X Salaax ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 80:30 SaacXarumaha X Saalax ku xidhan ayaa Signal-ku ka googoayay isugayn ah. 6.SaacXarunta Yucubyabooh ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 82 SaacXarunta Sh/Cade ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 4 SaacXarunta Sh/Cade ayaa Signal-ku ka googoayay isugayn ah. 9 Saac
Xarumaha H/Fadhi ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 26:30 SaacXarumaha Odweyne ku xidhan ayaa Signal-ku ka gonaa isugayn ah. 9.SaacXarunta F/weyn /Oodweyne ayaa signal-ku maqnaa isugeyn 2 Saac.Xarunta Burco/Galooley ayaa signal-ku ka maqnaa 6:25 Saac.Xarunta Burco/galooley ayaa signal-ku ka googo`ayey 5 SaacXarunta Sincarro/ C/afweyn ayaa signal-ku ka maqnaa 4:20 Saac
Generators-ka & Korontada
Generators-ka yaala Xarunta Jarmalka waa Deutz 100KVA, 2 Generator.Generators-ka yaala Xarunta Gaaska waa PERKINS 18KVA, 2 Generator.
Generator-ka yaala Xarunta Caqaayada waa PERKINS 22KVA, 1Genearator.Generator-ka yaala Xarunta Hodan waa PERKINS 22KVA, 1Genearator.Generator-ka yaala Xarunta Gandahaar waa Yanmer 10KVA, 2Genearator.Korontada la bixiyey waa 74 Goobood, Waana 69 Macmiil, Xarunta HQ iyo 4 masaajid.Korontada sanadkan la geliyey waa 1 Macmiil.Korontada Beder ina siiso ayaa waxyeelo gaadhsiisey qalabka Caqaayada iyo Madiina.Waxa Mishiin ka Fadhiistay Xarunta X Saalax.
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
6/32
6Telesom Burao annual report 2010
GAADIIDKA:-Gaadiidka Shirkaddu waa 5 Gaadhi, oo kala ah Shambo-wench, Dyna yar, Xaajiyad yar, Mark2 iyoXaajid 4WD.Waxaa ugu ka shaqayn badan xagga geerashka Xaajiyada 4WD.
SHAQAALE:-ShaqaalahaFarsamadu guud ahaan waa 25 qof.Waxqabadka Farsamada ee sanadkanEngineering
Xarumaha Burco ee la kiciyay waa :- Manhal, Gandahaar, Plaza iyo Guriga Mustafe waxaa kale ooDBS-yo lagu kordhiyay Xamarta iyo Tuurta.Xarumaha debeda ee la Kiciyay waa Madaxweyn, Awrboogays iyo Geedihaan oo la dhigayDBS3900.Waxaa Links (Harris) la dhigay Burco,Yirrowe,Geedihaan iyo Waraabeeye,Waxaana lagu Wareejiyay E1-nadii Waraabeeye, Sh/cade, Yucubyabooh iyo X Saalax.Waxaa BTS-yadii hore laga bedeley Caynabo iyo Yagoori, oo loo dhigay Outdoor BTS.
Ceel-afweyn ayaa CISCO loo dhigay.Waxaa Fadhiyo Tawer laga Shubay Shacabka Burco iyo Aroori oo aan qalab la dhigin.Towers-ka Burco ayaa giigiijin iyo hubin farsamo lagu sameeyey.Waxaa kormeeris iyo hagaajin joogta ah lagu sameeyaa BTS-yada xarumaha Burco, si loo tayeeyowada hadalka macmiilka.Waxaa la furfuray Tower-kii hore ee Xarunta System-ka Burco, Qalabkiina waxaa lagu wareejiyeyTower-ka cusub ee la dhisay. Qaarna waxaa lagu xidhay 2009.Burco iyo Xarumaha debedaba ayaa si joogta ah looga shaqaynayey Cilladaha Microwave-ka ,BTS-yada, PSTN, Generators-ka iyo Korontada.Cilladaha soo noqnoqday waxaa ka mid ah Generators-ka tuulooyinka.Link-ga Gudubi iyo X/saalax oo cilladoobay wakhtiyo badan. Imika waa laga wareegey.
Waxaa Sahamin laga soo qaaday meelo badan, laakiin waxaa la go`aamiyey in xarumo BTS lagadhigo meelahan:- Awr boogays, Geedihaan, Aroori, Ceeg, Sibidhley, Jilibyare, Dararaweyne,D/xagare iyo Daalo.
Landline
Gelinta sanadkan ee la geliyey waa 421-linesWareejinta laga shaqeeyey waa 267-LinesCillada guud ee laga shaqeeyey waa 8721-LinesCables-ka la Jiiday Sanadkan waa 5-Pers=1260M.Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 10-Pers=2324M.Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 20-Pers= 250M.
Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 30-Pers= 530M.Cables-ka la Jiiday Sanadkan waa 50-Pers= 1860MCables-ka la Jiiday Sanadkan waa 1 00-Pers= 862MDP-yada Cusub ee la dhigay waa 16 Pcs.Birraha la taagay ee waa wayn 80 PcsBirraha la soo fujiyay ee waa wayn 31 PcsDrop-ka la soo furfuray 987 linesMeelo no cable ahaa oo telefoon la gaadhsiiyey sida Hodan iyo Shacabka.
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
7/32
7Telesom Burao annual report 2010
Shaqooyinka noo qorshaysan waxaa ka mid ah:- Inaanu Cable-ka gaadhsiino meelaha No Cable-ka iyo Xaafadaha uu ku yar yahay In la dhamaystiro Xarumaha Aroori, Sibidhley iyo Shacabka Burco. oo aan qalabkii loo
keenin. In la sameeyo sahan meelo cusub oo BTS-yo la dhigo.
Culayskii saarraa BTS yada gobolka bilah hoos ku xusan
S/N MONTHS # SIMCARDS
Jan 37998
Feb 38683
Mar 39278
Apr 39753
June 41147
July 43132Agust 44688
Sept 44924
Oct 45572
Marketing, Public relation and Customer Care
Marketing
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
8/32
8Telesom Burao annual report 2010
Tartanka Suuqa Burco
Afro-Online
Waxay ku horaysaa dhinaca L/line-ka iyada oo ku hantiday khadka Ila hadal oo ay keli ku ahayd
muddo dheer oo aan Telesom suuqa ku jirin.
Nation link
Suuqa Burco way ku cusub tahay macaamiil badani waxay qabaan inay tahay shirikada ugu qiimaha
jaban xagga Telefoonada debedda,waxaana wadamada badidooda lagu isticmaalaa Mobile-ka
$0.10Daqiiqadii waa toban cents.
Telecom
In kasta oo ay suuqa ku daadisay xaysiis sheegaya in lacag laaan lagu hadlayo inta u dhexaysa 6
galabnimo iyo 6 subaxnimo, haddana xogta dhabta ahi way ka gedisan tahay oo shaqadoodii
xarumuhu way istaagtey, shaqaalaha mushahar muddo ma heli waxaana la sheegay inay saamileydu
hantidoodii ka werwersan yihiin iyaga oo guddi u saaray la kulanta maamulka guud ee shirikada.
Somtel
Somtel waxay keeneen Internet Dsl ah, khadka Ila hadalka oo Mobile-ka bilaash dibada loogaga soo
hadlayo iyo E-voucher/Voucher cards qiimaha debedda lagula hadlayo halka dollar u dhigmo afar
minute iyo toban second, Localkuna halkii dollar waxa lagu hadlaa 300 daqiiqo.
Inkasta oo aanay weli hirgelin waxay suuqa geliyeen oo macaamiisha lagu soo jiidanayaa inay
keenayaan L/line wireless ah iyo weliba Flash Internet meeshaad doonto Internet-ku ku shaqynayo,
Awoodi meelay dhigtaba waa Shirkad dedaal ku jirta oo kula tartamaysa Telesom gaar ahaan suuqa
Burco iyada oo awooda kaadhadhkoodu suuqa ku leeyihiin ka muuqato shaxda hoos ku xusan.
Hoos u dhac ku yimid iibka electronic vouchers-ka bishii October oo laga sameeyey
baadhitaan waxa soo baxay sida hoos ku xusan muujinaysa awoodaha (market shares)
shirikadaha isgaadhsiintu ku leeyihiin iibka suuqa E-vouchers-ka ee Burco.
No Magaca Shirkadda Iibka Shirkadaha Guud Iibka Maalintiiba Iibka Boqoley-da
1 Telesom
$2, 594.00
$2,161.50 83%
2 Somtel $425.00 16%
3 Nation link $7.50 1%
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
9/32
9Telesom Burao annual report 2010
Hoos u dhaca ku yimi iibka sim-cards ee deraasada laga sameeyey waxa ka dhalatay in olole la
qaado lagu dadargeliyo Iibka Simcards-ka iyada oo la dhiiri geliyey Macaamiishii hore u iibin
jirtey Simcards-ka islamarkaasna la abuuray goobo cusub, waxa kale oo la sahamiyey
xarumo sales-ka laga abuuri karo oo lagu gadi karo adeegyada shirikada.
Customer care
Bilowgii August xafiiska waxa lagu soo kordhiyey hal shaqaale oo loo magcaabay customer care-
ka,waxaana hawlaha xafiisk qabto ka mid ah:
Adeega MY SMS (Dhambaal).
Adeega Ii CUG Jaale (Closer User Group) CUG.
Adeegyadda Mobile Trouble Shooting-ka oo idil.
Adeega Mobile Internet-ka (GPRS).
Xafiiska Cabashada Iyo Raalin Gelinta Macaamiisha.
Adeega MY SMS ( Dhambaal)
Adeegani Waa Adeeg Cusub oo ay Shirkaddu siiso dhamaan Macaamiisheeda, hadii ay
ahaato Shirkadaha, Ganacsatada, Hayadaha, Goobaha Waxbarasho . IWM Waa sidan Xogta
My SMS.
October:
Adeega Ii Cug Jaale ( CUG): Sidoo Kale CUG waa adeeg Cusub, isla markaana loogu talo galay dadka wada shaqeynta
leh in ay kuwada xidhiidhaan qiimo jaban, waxaana adeegan loo diiwaan geliyey
Macaamiishan:
Tirada Macmiisha ii CUG 11
Adeegyada Trouble-Shooting-ka Mobile-ska:
Runtii, Cilad Saarka Dhamaan Ciladaha nooc yadooda kala duwan waa kuwa ugu badan ee
Macmiisha Shirkaddu ka cowdaan, isla markaana xafiiskani uu awoodda saaro sidii raali
Tirada Macmiisha Dhambaal 7
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
10/32
10Telesom Burao annual report 2010
galin buuxda ay u heli lahaayeen macaamiisha shirkadda, adeegyadan oo isugu jira cilad saar
iyo adeegyo kaleba waa kuwan:
No Noocyada Adeega & Ciladaha Tirada Macmiil ee Howsha Loo Fuliyey
01 Ciladda Account Activation. 77 Macmiil02 Adeega Secret Digits. 89 Macmiil
03 Ciladda Auto Quick. 04 Macmiil
04 Ciladda Black List. 421Macmiil
05 Ciladda Call Barring-ka. 15 Macmiil
06 Ciladda Call Divert-ka. 17 Macmiil
07 Ciladda Missing Claims. 03 Macmiil
08 Ciladda Flight-Mode-ka. 01 Macmiil
09 Ciladda Line-Switching-ka. 04Macmiil
10 Furista Messages-ka. 39 Macmiil11 Ciladda PUK. 196 Macmiil
12 Furidda Voice Mail-ka. 05 Macmiil
Totalka Tirada Adeegyada iyo Ciladaha 12
Tirada Macaamiisha hawsha loo qabtay 783 Macmiil
Adeega Mobile- Internet -ka (GPRS):
Tirada Macmiisha loo Furay Adeega Internet-ka Bishii October 131 Macmiil
Tirada Macmiisha Iska Joojisay Adeegan: 02 Macmiil
Cabashooyinka Bishii October iyo Xuluushoodii:
No Nooca Cabashada Macmiilka
Tirada Macmiil Cabashadooda Loo
Xaliyey1 HanJabaad iyo Handadaad 05 Macmiil
2 Anshax Xumo iyo Cay 09 Macmiil
3 Muran Lagu Murmay Nambaro 04 Macmiil
4 Muran iyo Is Qabsi Joogto ah 10 Macmiil
5 Fariimo Cay La isu Diray 04 Macmiil
Total-ka Guud 32 Macmiil
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
11/32
11Telesom Burao annual report 2010
NB: Waxaa Kale oo Iyaduna Jira Howlo Yar Yar oo uu Xafiisku Kala Shaqeeyo Xafiisyada
Zaad, taas oo ah Lacagaha Ka Khaldama Zaad ee Ku Khaldama EVC cid kale soo celintooda:
Tirada Macmiil Lacag Zaad EVC Kaga Khaldantay Loo Soo
Celiyey Bishii October:
24 Macmiil
ECONOMY REPORT
Cash ka oo labadii sanadood ah (2009,2010)
ACCOUNT CASH 2009 CASH 2010 DIFFRENCE PERCENTAGE
1111/Air time recharge $ 2,94,3889.15 $ 3863336.89 $ 91,9447.74 31.23%
1111 $ 2,866,507 $ 2,909,462.28 $42955.28 1.50%
Isbarbadhig iibka Vc-yada & E voucher ka 2009/2010.
s/n Acc/name 2009 2010 Diffrence Percentage
2 Vc Cards $518696.00 $160432.00 $-358537.00 -69.09%
3 Evc Cards $1742523.15 $2748966.00 $1006442.85 57.76%
4 Simcards $87616.00 $123042.00 $35408.00 40.41%
5 Call Back $28083.00 $25855.00 $-2228.00 -7.93%
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
12/32
12Telesom Burao annual report 2010
ISBARBARDHIGA GENERATION/COLLECTION, 2009
ACC / No MONTH GEN 2009 COLL 2009 DIFFERENCE PERCENT
1 JANUARY $112,382.00 $106,060.78 ($6,321.22) -6%
2 FEBRUARY $114,353.00 $99,466.15 ($14,886.85) -15%
3 MARCH $95,939.00 $105,668.65 $9,729.65 9%
4 APRIL $103,048.00 $100,571.63 ($2,476.37) -2%
5 MAY $83,771.00 $82,099.52 ($1,671.48) -2%
6 JUNE $80,638.00 $81,378.23 $740.23 1%
7 JULY $79,659.00 $77,819.00 ($1,840.00) -2%
8 AUGUST $82,001.00 $89,000.00 $6,999.00 8%
9 SEPTEMBER $79,096.00 $78,174.00 ($922.00) -1%
10 OCTOBER $79,404.00 $82,520.00 $3,116.00 4%
11 NOVEMBER $78,868.00 $80,994.00 $2,126.00 3%
INSTALLATION LINES
ACC / No MONTHS YEAR 2009 YEAR 2010 DIFFERENCE PERCENT
5180 JANUARY 71 49 -22 -31%
5180 FEBRUARY 50 32 -18 -36%
5180 MARCH 56 54 -2 -4%
5180 APRIL 38 24 -14 -37%
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
13/32
13Telesom Burao annual report 2010
5180 MAY 46 57 11 24%
5180 JUNE 39 39 0 0%
5180 JULY 38 102 64 168%
5180 AUGUST 53 83 30 57%
5180 SEPTEMBER 31 72 41 132%
5180 OCTOBER 32 38 6 19%5180 NOVEMBER 32 38 6 19%
AIRTIME / EVC AGENT RECHARGE
ACC / No JUL-DEC 2009 JAN-JUN 2010 DIFFERENCE PERCENTAIRTIME /EVC,AGENT R $ 8,010.30 $ 23,406.50 $ 15,396.20 66%AIRTIME /
EVC,AGENT R $ 11,232.55 $ 25,810.85 $ 14,578.30 56%AIRTIME /
EVC,AGENT R $ 12,574.35 $ 34,103.75 $ 21,529.40 63%AIRTIME /EVC,AGENT R $ 14,180.35 $ 39,722.95 $ 25,542.60 64%AIRTIME /EVC,AGENT R $ 13,497.25 $ 52,509.95 $ 39,012.70 74%AIRTIME /
EVC,AGENT R $ 17,887.35 $ 68,871.75 $ 50,984.40 74%
BARNAAMIJKA ILA HADALBarnaamijka ila hadal waxaa dib loo furay May 15th 2010 isagoo xidhnaa muddo dheer oo ka badansanad bisha may 2010 markii dib loo bilaabay wuxuu ahaa sidan.
May 15th 2010 ka hor May 15th 2010 ka dib Total ka hada
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
14/32
14Telesom Burao annual report 2010
477 lines 412 numberada soo kordhay 889 lines
Lines ka xidhan Lines ka furan Total
87 lines 802 lines 889 lines
Adeega DSL ka Flat rare Dial up (internet)
Adeega internet ka loo yaqaano DSL ka waxaynu bilawnay bishii afraad ee 2009 iyadoo adeegakale ee flat rate kuna kor uu shaqaynaayey ilaa hadan inta USER ee aynu leenahay waa sidan
Dsl users Flat rate dial up Total
96 users 248 users 344 users
Dsl xidhan Flat rate xidhan Total
17 users none 17 users
Is barbardhiga Kharashaadka Site ka ee 2009/2010.
S/N MONTH YEAR 2009 YEAR 2010 DIFFERENCE PERCENTAGE1 January $30973.92 $39526.67 $8552.75 27%
2 February $27042.65 $35211.82 $8169.17 30%
3 March $32013.47 $38818.95 $6805.48 21%
4 April $31280.70 $36602.95 $5322.25 17%
5 May $32374.89 $40563.63 $8188.74 25%
6 June $32922.70 $41173.75 $8,251.05 25%
7 July $33796.90 $44041.45 $10,244.55 30%
8 August $36049.64 $42968.04 $6,918.40 19%
9 September $34576.60 $44622.13 $10,045.53 29%
10 October $35491.48 $44425.17 $8,933.69 25%
11 November $38225.95 $46250.86 $8,024.91 21%
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
15/32
15Telesom Burao annual report 2010
Is Barbardhiga Kharashkii HQ Lagu Dalacay 2009/2010
S/N MONTH YEAR 2009 YEAR 2010 DIFFERENCE PERCENT
1 January 28366.77 18410.89 -9955.88 -35.10%
2 February 18757.82 16158.82 -2599 -13.86%
3 March 61627.1 33147.1 -28480 -46.21%
4 April 31481.55 33950.75 2469.2 7.84%
5 May 23828.93 75881.65 52052.72 218.44%
6 June 28723.12 40196.1 11472.98 39.94%
7 July 30844.2 33046.08 2201.88 7.14%
8 August 22127.35 28622.67 6495.32 29.35%
9 September 28864.73 25316.13 -3548.6 -12.29%
10 October 43344.25 35321.6 -8022.65 -18.51%
11 November 52491.06 32760.88 -19730.18 -37.59%
12 TOTAL 370456.88 372812.67 2355.79 0.64%
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
16/32
16Telesom Burao annual report 2010
Warbixinta Zaad service
Dhaqdhaqaaqa Depositka la sameeyay
S/N MONTHS #TRANSACTION DEPOSIT1 JAN 4420 2142918.422 FEB 5967 3080859.783 MAR 4603 2060598.84 APR 6104 2988901.55
5 MAY 7763 3706373.686 JUNE 8986 4886833.837 JULY 9773 47701338 AUG 10141 5347558.649 SEP 10863 5249233.4410 OCT 11042 6054618.3411 NOV 12458 6922002.43
Dhaqdhaqaaqa Withdrawalka la sameeyay
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
17/32
17Telesom Burao annual report 2010
Dhaqdhaqaaqa Diiwaangelinta ee sanadka 2010 (Zaad)
S/N MONTHS # OF TRAN CHART
1 JAN 1495
2 FEB 1229
3 MAR 983
4 APR 1027
5 MAY 1415
6 JUNE 1306
7 JULY 1642
8 AUG 1493
9 SEP 2026
10 OCT 1613
11 NOV 1903
Dhaqdhaqaaqa Withdrawal-ka la sameeyay
S/N MONTHS #TRANSACTION WITHDRAWAL
1 JAN 4415 2482281.3
2 FEB 5505 3250691.3
3 MAR 4570 2553467.55
4 APR 5485 3153806.04
5 MAY 6117 3806468.2
6 JUNE 6176 5259487.87 JULY 6408 4400553.32
8 AUG 6278 4719585.3
9 SEP 6468 4864045.2
10 OCT 6181 4502110.3
11 NOV 6242 4753387.5
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
18/32
18Telesom Burao annual report 2010
Diiwaan gelinta Macaamiisha, Merchantska iyo Storeska
s/n Description Achievement
1 Customer 16132
2 Merchants 410
3 Stores 50
SAHANKA ZAAD
Hawlgal lagu fidinaayey adeega zaad oo loo xilsaaray afar xubnood oo ka tirsan waaxda iibka iyoZaad waxaa lagu soo maray shan tuulo oo kala ah: Harada, Duruqsi,Yucub-yabooh ,Xaaji saalax,Har-yarta iyo Bilcille.Hawlgalkaas waxa lagu soo diiwaangeliyey Macaamiil tiradoodu gaadhayso200 qof oo ay ka mid yihiin 14 Merchant islamarkaasna waxa ka soo xarooday dakhli dhan $258.
Qalabka soo galay Telesom Burco 2010
QtyItem nameS/N21pcsDrop wire
450pcsJuck box
320pcsSilisteeb
50pcsR j 45
2100pcsR j 9
2250pcsR j 11
15pcsKaloosharo w/wayn
15pcsKaloosharo yar-yar
6pcsHuufaro
11000pcsConectors
40pcsHead phone
50pcsGey-wire
2pcsKelbed R J
1pcSteel Dp
3pcsBunch for cabinet
300pcsMobiles{soler}
14pcsL C D moniter
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
19/32
19Telesom Burao annual report 2010
8pcsThink client CPU
100pcsB N C
1pcAdaptor
1pcMother board
1pcProcessor int
1pcCooler1pcRam 512
1pcProjector
1pcElectric tester
3rollsElectric cable 35mm
2pcsSaacada dabka
3pcsKamarado{zaad}
2pcsMobile {zaad}
100booksRegistration book
1pcsCupboard {bira}zaad
4pcsKuraas
13pcsFuel filter L10020pcsOilFilter L100
6pcsAir cleaner L100
4pcsFuel filter T F 90
4pcsOilFilter T F 90
4pcsOil filter { Deutz}
705pcsNewsletter
950bookBook
500pcskalandaro
150pcsQalimo {V I P}
900pcsQalimo {Normal}
1000pcsXadhko mobile
50487pcsSemi card
170510pcsVoucher card 2651
12554pcsVoucher card 2641
4697pcsVoucher card 2631
50pcsVoucher card 2630
477pcsVoucher card 2621
Iventory report 2010
S/nItemName
Previousebalance
Qty.Received
TotalQty
Qty.Sold
Baditem Balance
1Semicard 1087 49400 50487 50118 369
2 2651 33010 137500 170510 136904 33606
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
20/32
20Telesom Burao annual report 2010
3 2641 12554 12554 7111 5443
4 2631 4697 4697 974 3723
5 2621 477 477 405 72
6 2630 50 50 50 0
7 4410 40 40 34 68 4230 300 300 298 2
Talo Soo jeedinCoverage Gobolka gudihiisa in la dhammaystiro xarumihii ku jirey qorshihii sannadkii hore.
Qiimayn in lagu sameeyo marka la dhammaystiro xarumihii hore .
In la sahamiyo dhulka balaadhan ee u dhexeeya Buurdhaab iyo Madaxweyn oo uu liito
xidhiidhka isgaadhsiintoodu iyo in qalab la dhigo meelaha lagu badanyahay sida: Qorulugud.
In loo sameeyo PSTN-ka wax kor u qaadi kara gelinta Lines-ka ,sida Features-ka.
In la bedelo Taawarka Xarunta Caqaayada Saaran.
Marketing In dib loo eego Qiimaha lagu diro Telefoonada ee Gudaha iyo kuwa debadaba iyadoo laga
Tusaale qaadanayo,tartanka Suuqa, haddii qiimuhu qaali noqdana waxaa lagaa riixayaa Suuqa.
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
21/32
21Telesom Burao annual report 2010
In la horumariyo qaabka Suuqgeynta Advertizingoo la adeegsado qaab la jaanqaadaya hadba
duruufta taagan, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah,sida Audio visual.
In gobolka Togdheer lagu qiimeeyo duruufaha u gaar ka ah ee la xidhiidha tartanka iyadoo
lagama maarmaan ay tahay , in loo sameeyo Promotion ku munaasib ah.
In la xoojiyo waxqabadka danta guud ee gobolka iyo xarunta,Maamulka Site-ka ayaana soo
sheegi doona siday u kala mudan yihiin.
Internet1. Internet-ka oo Saluug weyni ka jiro,daraasadona laga diyaariyey,isla markaana aan ognahay In
maamulku ku guda jiro horumarintiisa haddana waxaana soo jeedinaynaa :
2. In DSL-Internet la dhigo xarunta caqaayada si internet-ka loogu talaabiyo xaafadaha Bariga.
3. In la kordhiyo awooda Dail-up-ka oo aanay culayska saaran iyo macaamiishu isu -dheeli tirayn.
4. In qiimaha dib loo eego iyadoo lagu salaynayo dhaqaalaha G/Togdheer iyo tartanka suuqa.
Zaad service
In xafiiska Burco site awood u yeesho maamulida baahida macaamiisha adeegyada loo qabto
wixii suurto gal ah oo qaar badani ku xidhan yihiin Hargeisa,.
In dib loo eego lacagta khidmada ee laga qaado Golis iyo Hormoud marka lacagta loo dirayo
Shaqaalaha
In shaqaalaha Site-ka Burco la siiyo Tababaro xirfadeed oo shaqada la xidhiidha.
In sigaara loo eego shaqaalaha Ilaaladadhinaca Tababarka.
In shaqaalaha mooraalkooda dhaqaale kor loo qaado.
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
22/32
22Telesom Burao annual report 2010
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
23/32
23Telesom Burao annual report 2010
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
24/32
24Telesom Burao annual report 2010
Gaadiidka L-lines EE xarunta Burao
Hooso Cusub oo la adhisa xarunta
Jarmalka Telesom Burco
Xarunta armalka
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
25/32
25Telesom Burao annual report 2010
Xarunta armalka
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
26/32
26Telesom Burao annual report 2010
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
27/32
27Telesom Burao annual report 2010
Kijadii hore ee ciidanka asluubtu isticmaali jireen
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
28/32
28Telesom Burao annual report 2010
Kijada cusub ee Telesom u dhistay ciidanka Asluubta
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
29/32
29Telesom Burao annual report 2010
Kijada cusub ee Telesom u dhistay ciidanka Asluubta
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
30/32
30Telesom Burao annual report 2010
Kijada cusub ee Telesom u dhistay ciidanka Asluubta
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
31/32
31Telesom Burao annual report 2010
Dh
ismihii
Biyo
Xidheen
kii
Beereed
ee
Teles
om
Dhistay
-
7/28/2019 Telesom Burco Annual Report 2010
32/32
32Telesom Burao annual report 2010